Ku soo dhowaada Bandhiga Carwadda Kulliyadaha Jaamacadda Togdheer halkaas oo uu marti ku noqon doono aqoonyahan ππ¬ππππ πππ¦π¬π ππππ’π’π, isagoo ka hadli doona mawduuca muhiimka ah:
“Xidhiidhka ka dhexeeya Tacliinta Sare iyo Barashada Xirfadda.” Waa fursad aan la seegin oo aad ku fahmi doonto sida cilmiga tacliinta sare loogu beddelo xirfad wax tar leh iyo nolol dhismeed mustaqbal ifaya. ![]()
Taariikh: 29-ka August 2025
Saacad: 4:00 galabnimo
Goobta: Daalo Hotel, Burco