Habeenimadii xalay ee 06/08/2025 waxa Library-ga Jaamacadda lagu daahfuray laba barnaamij oo ka jawaabaya baahiyaha dhabta ah ee Caafimaad ee Bulshada Gobolka Togdheer qabaan, labada barnaamij oo kamida hal-abuurka Kulliyadda Caafimaad ka ee Jaamacadda ayaa kala ah:-
๐๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐ ๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ญ๐ซ๐๐ฌ๐จ๐ฎ๐ง๐
๐๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐ ๐ข๐ง ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐ง๐ ๐๐ข๐จ๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฌ .
labadan barnaamij ayaa loo asteeyey in ay ka faaidaystaan tiro kooban oo kamida bahda dhakhaatiirta Gobolka iyo xirfadlayaasha caafimaad.
Jaamacadda Togdheer waxa ay u taagantahay in ay ka jawaabto baahiyaha aqooneed ee Gobolka Togdheer.
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐!
Togdheer University
"The Light Of The Nation"